BEST FREE ANTIVIRUS APPS IN ANDROID.

applicationka ama barnaammijka aniviruska ah ee telefoonkagu waxa uu telefonkaga ka saaraya virusyada iyo malwareada haday ku jiran, hadii aanay ku jirina waa uu kaa ilaalinaya, waxa uu sido kale kaa ilaalinaya websiteyada iyo urlska aan nadiifta ahayn ee maliciouska ah, iyo wixi kale ee dhib u keenaya telefonkaga iyo xogta kuugu kaydsan telefonkaga. sido … Continue reading BEST FREE ANTIVIRUS APPS IN ANDROID.