Course Content
Udiyaar Garawga Barashada Course-ka
Barashada sida Loo Adeegsado Computerka
-
Course Introduction & instructor
-
sharaxaada noocyada windowska ee kala duwan iyo waxkasta oo ku saabsan
18:40 -
Windowska Ay tahay inaad adeegsato iyo windows editionsku waxa ay yihiin
10:23 -
Barashada Daaqada Desktop ee Windowska
29:18 -
Barashada Qaybta Taskbarka ee Computerka iyo Farsamooyinka ku jira
29:37 -
sida looga raadiyo softwarada computerka, looso furo, looso dhawaysto softwarada aad inta badan adeegsato
20:28 -
softwareka laga maamulo xogta ku kaydsan computerka iyo sida loo adeegsado
19:21 -
sida software internetka looga dagsado, loogu shubo computerka loona soo furo i
21:11 -
qaybta computerka qaybta ka ah ee laga dagsado softwarada iyo sida looga dagsado loona adeegsado
21:06 -
sida softwarada computerka loga saaro iyo waxyaabo badan oo aad ku samayn karto softwareka inta aanad ka saarin computerka
07:34 -
sida shaqooyin tiro badan hal mar computerka loogu qabto si nadiif ah fuduna
07:46
Barashada Softwareka Microsoft Word
-
Sida software-ka microsoft office computer-ka loogu shubo
-
sida looso furo microsoft word iyo qaabka uu usoo muuqanayo microsoft word
13:34 -
Sida wax abuuro document, | loo save gareey( kaydi) | looso furo iyo qaababka kala duwan ee document loo kaydiyo
10:52 -
Sida Wax Loogu Qoro MS Word iyo Qaybta Faraha (Fonts)
10:07 -
Sida Pragraph Loo Qoro Loona Habeeyo | Qaybta Pragraph-ka iyo options-ka ku jira
20:02 -
06 Barashada options-ka ku jira qaybta pragraph-ka
16:48 -
07 Sida document-ga wax looga raadiyo, sida laysugu badalo iyo sida document-ga loo maamulo
06:06 -
barashada qaybta clipboard-ka, copy, past iyo format painter
07:56 -
barashada sida loo sameeyo table-ka iyo farsamoyinka bogaga loo adeegsado
10:31 -
barashada samaynta tables-ka P2
08:10 -
sida sawir loogu daro documents ka iyo sida sumado, iyo naqshado loogu so daro
10:58 -
sida shapes iyo sawir loogu daro document
18:42 -
barashada word art iyo dropped capital letter
07:38 -
sida loogu daro document-ga text box, date & time iyo qoraal ku qoran document kale
08:51 -
Sida wax looga badalo Waraaqda Document-ga ah qaabka ay uso muuqanayso
05:52 -
Sida Loogu Daro lin numbers, bogaga madhana loo tirtiro
03:58 -
Sida loogu daro document-ga watermark, background color, footnote iyo endnote
06:38 -
Sida Document-ga Kormeer loogu sameeyo
11:25 -
Sida document-ga password loogu xidho iyo sida looga tuuro
02:48 -
Sida loo qoro waraaqaha joornaalka ah
18:14
Barashada Softwareka Microsoft Powerpoint
-
Waa maxay software-ka powerpoint iyo sida uu uga duwan yahay software-ka wordka
05:04 -
Sida loo abuuro presentation, slides, section iyo layout
07:54 -
sida loo naqshadeeyo presentationka waxna looga badalo sida slides ka uso muuqanayan
11:44 -
barashada transitionka iyo sida loo dhaqdhaqaajiyo qoraalada iyo sawirada slides ka
09:14 -
sida wax looga badbadalo slides ka
03:17 -
sida loo kaydiyo presentations ka passwordna loogu xidho
02:11
Barashada Softwareka Microsoft Excel
-
001 muxu yahay software-ka microsoft excel, maxay aya loo adeegsada, sido kale maxad filan inta aad ku jirto sectionkan
04:55 -
002 barashada sida looso furo microsoft excel iyo interface-ka software-ka
08:59 -
003 waa maxay sheet vs workbook. barashada sheet iyo workbook si xeel dheer
14:00 -
004 Barashada cells-ka sida columnska, rowska, name box-ka, iwm
14:36 -
005 sida cell uu unidaamsan yahay
14:06 -
006 sida loo adeegsado taarikhda, wakhtiga iyo numberada kale qaar kamida
13:44 -
007 sida loo customize gareeyo ama loo format gareeyo qoraalada
07:59 -
008 Barashada fill handler-ka, patterns-ka iwm. waa farsamooyin wakhti badan kuu ilaalinaya
14:26 -
009 Sidee Ayaa Loo Sameeya Website WordPress ah Course Dhamaystiran
14:08 -
010 Barashada relative and obsolute cell iyo fariqiga udhaxeeya
12:19 -
011 sida xog la isugu daro iyo sida loo kala saaro si fudud excel-ka dhexdiisa
11:00 -
012 qaabab kala duwan oo loo kaydiiyo workbook iyo fariqga udhaxeeya
16:47 -
013 sida loo habeeyo xogta iyo data-da kugu jirta excel
14:05 -
014 Gunaanadka course-ka, maxa xiga ee ay tahay in aad samayso.mp4
05:41
gunaanad-ka course-ka
-
sida shahaadada course ka loo helo marka aad course ka casharadiisa dhamaysato
07:46
Kasbo Shahaado Aqoonsi
Ku dar shahaadadan CV-gaaga si aad u muujiso xirfadahaaga una kordhiso fursadahaaga shaqo helidda iyo in laguu
