Course Content
1 course introduction iyo begginer guide
sectionkan waxa aad ku baranaysa qaabka aad courska ubaranayso, qalabada computerku ka kooban yahay, iyo qalabada aasaska u ah adeegsiga computerka iyo xogo kale oo dheerad ah.
-
Sida aad Websiteka u adeegsanayso waxna uga baranayso
11:15 -
Hadafka Sectionka 1aad
00:47 -
Course Introduction & instructor
03:37 -
Qalabada aasaska u ah adeegsiga computerka qaybta 1aad
14:57 -
Qalabada aasaska u ah adeegsiga computerka qaybta 2aad
09:43
2 xirfadaha aasaska computerka ah
-
sharaxaada noocyada windowska ee kala duwan iyo waxkasta oo ku saabsan
18:40 -
Windowska Ay tahay inaad adeegsato iyo windows editionsku waxa ay yihiin
10:22 -
Barashada Daaqada Desktop ee Windowska
29:18 -
Barashada Qaybta Taskbarka ee Computerka iyo Farsamooyinka ku jira
29:37 -
sida looga raadiyo softwarada computerka, looso furo, looso dhawaysto softwarada aad inta badan adeegsato
20:27 -
softwareka laga maamulo xogta ku kaydsan computerka iyo sida loo adeegsado
19:21 -
sida software internetka looga dagsado, loogu shubo computerka loona soo furo i
21:11 -
qaybta computerka qaybta ka ah ee laga dagsado softwarada iyo sida looga dagsado loona adeegsado
21:06 -
sida softwarada computerka loga saaro iyo waxyaabo badan oo aad ku samayn karto softwareka inta aanad ka saarin computerka
07:34 -
sida shaqooyin tiro badan hal mar computerka loogu qabto si nadiif ah fuduna
07:45
3 barashada iyo adeegsiga softwareka laga maamulo xogta computerka oo dhan
-
barashada softwareka laga muumo computerka xogta ku kaydsan
16:28 -
waxyaabaha aad ka badali karto khaanadaha file explorerka iyo sida loo maamulo khaanadaha
25:40 -
sida wax looga tirtiro computerka si kumeel gaadh ah iyo si dhamaystiran, iyo sida looso celiyo wax aad ka tirtirtay computerka
10:25 -
farsamooyinka qaybta sare ee file explorerka iyo sida aad u adeegsanayso
12:37 -
sida loo maamulo khaanadaha xogtu ku kaydsan tahay e computerka, iyo sida si fudud loogu so furo xagta aad si joogta ah computerka ugu adeegsato
06:21 -
sida loo raadiyo xogta kaa luntay halka ay kaga kaydsanayd computerka loona helo, sida loo qariyo xogta computerka kuugu jirta ee aad rabto cid kale inaanay arag
10:58 -
sida loo format(tirtiro) gareeyo khaanad ama flash, waxa uu yahay filesystemku iyo macluumad kale
15:32 -
casharka 8aad qolfoofka systemka windowska marka uu computerka ku jiro, iyo muhiimada ay leedahay inaad barato
08:57 -
barashada microsoft one drive iyo sida loo adeegsado microsoft one drive
18:36
4 maamulka iyo samaynta userska computerka softwarada computerka iwm
-
waa maxay computer user, sida loo sameeyo user, loo badalo nooca uu yahay iyo macluumad kale
15:58 -
2 nooc ee ay yihiin userska computerku iyo farqiga udhaxeeya sida laysugu badalo
17:37 -
xaaladaha kala duwan ee computerku ku sugnaado iyo sida marba mid loogu sugo
08:30 -
baro software la qaad qaadan karo oo computer walba lagu adeegsan karo isago aan ku jirin
15:38
5 barashada qaybta sida computerku ushaqaynaayo laga maamulo
-
baro naqshada qaybta settingka ee computerka
12:08 -
sida computerka loogu ekaysiiyo sida aad adigu rabto inuu kuula muuqdo
34:29 -
Baro qaybta laga maamulo akoonada iyo userska computeka
20:45 -
baro qaybta laga maamulo userska iyo akoonada computerka ku jira qaybta 2aad
15:31 -
sida loo maamulo softwareada computerka ku jira, sida looga saaro software, loo doorto appska inta badan aad adeegsado, iwm
20:59 -
sida loo maamulo softwareada computerka ku jira, sida looga saaro software, loo doorto appska inta badan aad adeegsado PART2
13:07 -
sida loo maamulo iftiinka computerka, ka hortag aragaaga in uu dhibaato ku keeno computerku
14:20 -
sida loo maamulo codka computerka, iyo qaybta focuska ee computerka
09:57 -
sida loo maamulo batteryga computerka iyo sido kale powerka computerka
08:43 -
qaabka loo configure gareeyo storage sense
19:05 -
baro qaybta networkga ama wirelesska iyo internetka ee computerka
18:32 -
baro qaybta networkga computerka qaybta 2aad
12:15 -
baro qaybta laga maamulo qalabada ku xidhan computerka sida mouseka, bluetooth,printer & etc..
14:44 -
sida looguso kordhiyo farsamooyin faaido leh touchpadka computerka laptopka ah(maamulka qaybta touchpadka ee computerka)
10:10 -
touchpad. sida softwareka maamula touchpadka logu shubo computerada laptopka ah
16:24 -
wax ka badal qaabka uu ushaqaynaayo keyboardka computerka iyo qaybo kale oo ka mida computerka
09:46 -
sida loo saxo waqtiga computerka, wadanka aad joogto iyo sida luuqado dhowra comuterka loogu adeegsado
23:53 -
sida looso dhaweeyo qoraalka computerka, loo furo qaybta kuu akhrinaysa qoraalada ee computerka
14:05 -
sida loo maamulo xogta computerka kuugu jirta ee ay ogaan karto cid kale. privacygaaga computerka qaybta laga maamulo
19:59 -
sida loo maamulo xogta computerka kuugu jirta ee ay ogaan karto cid kale. privacygaaga computerka qaybta laga maamulo qaybta 2aad
16:26 -
sida loo maamulo xogta computerka kuugu jirta ee ay ogaan karto cid kale. privacygaaga computerka qaybta laga maamulo qaybta 3aad
07:23 -
Sida computerkaga loo adeegsado taabasho la’aan. dhawaaq ahaan ayaad computerkaga ku adeegsan kartaa
17:48
6 xirfadaha heerka sare ah ee computerka
-
waa maxay control panel iyo sida loo adeegsado
14:30 -
control panelka iyo sida loo adeegsanayo. waxyaabaha aad ka helayso
13:12 -
farqiga udhaxeeya control panel iyo settings. iyo waxyaabaha control panelku la gaarka tahay
09:52
7 Softwarada Muhiimka ah ee computerka qaybta ka ah iyo softwarada aasasiga ah ee computerka
-
Sida Computerka Loogu Qorto Qoraalada Noteka Ah
23:25 -
Sida Computerka Loogu Diyaariyo Documentyada Iyo Sida Loogu Akhriyo Computerka Documentyada
12:04 -
Barashada Sida Wax Loogu Qoro Keyboardka Computerka. Keyboard Mastery
18:31 -
Sida Screenshot Looga Qaado Shaashada Computerka Iyo Farsamooyin Kale
15:43 -
Baro Sida Loo Maamulo Resourceka computerkaaga, Sida Loo Maamulo Adeegyada iyo Softwarada Adeegsanaya
24:01 -
barashada daaaqada windows run
12:35 -
Baro sida cod loogu duubo computerka muuqalna loogu adit gareeyo adigo adeegsanaya software windowska qayb ka ah
15:46
8 sida computerka loo update gareeyo, upgrade iyo format | partition, volume iyo xirfado kale
-
Waa maxay partition ama volume sidee loo sameeya partition
11:55 -
Sidee partition loogu daraa partition kale iyo sida loo delete gareeyo partition
09:08 -
sidee windows 11/10/8 loogu shubaa computerka qaybta 1aad
11:00 -
sidee windows 11/10/8 loogu shubaa computerka qaybta 2aad
22:39 -
waa maxay computer driver
10:01 -
sidee driver computerka loogu shubaa
18:21 -
sidee loo active gareeya computerka
09:17 -
Sidee loo update gareeya windowska computerka ku jira 11/10/8
11:09 -
Sida Looga Jabiyo Passwordka computerka
13:06
9 amniga iyo securityga computerka sida loo ilaaliyo korna loogu qaado xirfado heer sare ah
-
baro antiviruska la socda computerka ee ka ilaaliya viruska
18:03 -
Softwarada AntiViruska ah ee computerka lagu shubto kuwa ugu wanaagsan | iib iyo Free
08:07 -
Sida Softwarada Computerka Ku jira Qaar Internetka Looga Xidho Qaarna Loogu Furo
19:36 -
sida computerka qaybtiisa internetka loo maamulo
23:08 -
sida loogu xidho password ama bitlocker partition ama volume
05:40 -
sida looga xidho passwordka ama bitlockerka patitionka
08:28
10 baro dhamaan computerka shortcutskiia oo dhan
-
Baro Shortcutska computerka ee loogu adeegsiga badan yahay.
07:51 -
siyaadi Shortcutska Aad Taqaan Baro Badanka Shortcutska Computerka
14:20
windows 11
-
windows 11 iyo waxyaabaha cusub ee uu leeyahay
12:06 -
Farqiga udhaxeeya windows 10 iyo Windows 11 dhanka muuqa
11:43
Khulaasada course-ka
-
sida shahaadada course ka loo helo marka aad course ka casharadiisa dhamaysato
07:46