Waxaad si deg deg ah uga furi kartaa apps ka aad jeceshahay, shaashada telephonka isago oo lock screen ku xidhan yahay telefoonka isla markaana aanad ka furin lock screenka. waxaana aad usamaynaysa habkan soo socda
Lock screen waa waxa ugu horreeya ee aad aragto marka aad talefankaaga soo qaadato. waxaa jira hab faaiido leh oo ah haddii ay dhacdo in aad u baahato in aad si degdeg ah u qabato hawl aad u adeegsan karto telefoonkaga. Hadaba wxaynu ognahay marka telephonka uu lock screen ku xidhan yahay in aan la isticmaali karin telefoonka laba app oo qudha mooyane waana appska kala ah phone call  iyo kamaradaha.
Si kastaba ha ahaatee, waxaad ka beddeli kartaa 2 ee lagu ogol yahay inaad adeegsato marka telefoonka Samsung Galaxy ku jiro lockga si aad si deg deg ah ugu furto appka aad donayso marka lock screen ku xidhanyahay  .
Aan aragno sida loobadalo apps kan!.
Sidee loo furaa apka aad doonayso marka telephonka lock screen ku xidhan yahay?
1.tag settings> lock screen >shortcuts.
2.taabo tikta blue ga ah ,ka dibna riix shortcut .taabo left shortcut dooro appka aad doonayso
Sidoo kale right shortcut dooro kadibna soo dooro appka aad doonayso, 2 app mid right ayaa la dhigaya midka kalena left ayaa la dhigayaa.
Inaad sidaas samayso waxay kuu sahlaysaa inaad si dhakhso leh u gasho apps-yada ugu waxtarka badan, inkasta oo aad laba app kaliaya ay yhiin.
Raac talaboyinkan si aad ula soo dagto:
1.lasoodeg appka GOOD LOCK oo kalasoo deg GALAXY STORE waana free
2.fur appka oo soo deji lockstar modula
3.aad EDIT PORTRAIT LOCK SCREEN >ITEMS ,taaabo shortcute default
4.taabo plus icon(+) oo ku soo dar lix kamida app ee ad qorshaysatay inaad adeegsan karto marka telefoonkagu lock ku jiro.
you can reference this article by makeuseof
I want to to thank you for this good read!! I certainly loved every little bit of it. I have you bookmarked to look at new things you postÖ