HOW TO ROOT YOUR ANDROID DEVICE. USING AN APPLITION

root micnihiisu waa maamule. sida caadiga telefoonada aynu adeegsano waxa aynu ka nahay adeegsade, ma nihin qofka maamula qaabka telefoonku udhaqmaayo. rootingkuna waa qaabka aad unoqonayso qofka maamula telefoonka ama adminka telefoonka. hadaba marka la joogo rootingka waxa jira laba qaab oo loo root gareeyo telefoonka. qaabka 1aad waa adigo adeegsanaaya application aad ku shubayso telefonkaga, qaabka 2aadna waa adigo adeegsanaaya computer. hadaba aticlekani waa adigo adeegsanaaya telefoon, qormadeena part2 waxa ay noqonaysa adigo adeegsanaaya computer.

adigo adeegsanaya application

hadaba marka lays barbar dhigo inaad telefonka ku root garaysid application iyo computer, waxa muhiima inaad marka hore hubisid in appska rootingku kuu root garaynaya telefonka, sababto ah wax gabi ahaanba dhib ahi kaama soo gaadhayo marka aad adeegsanaysid, halka marka la barbar dhigo computer hadii khaladaad kaa dhacan laga yabo telefonkagu inu gabi ahaanba xumaado oo dib ushaqayn waayo.

waxa jira apps tiro badan oo lagu root gareeyo telefoonka, qaybta hoose waxa yaala linkiyada apps badan oo loo adeegsado in lagu root gareeyo telefoonka, waxa muhiima inaad dhamaan appska aan xaga hoose soo dhigay ku eegto inay telefonkaga root garaynayan iyo in kale inta aanad go’aansan inaad adeegsatid computer.

download kingroot app
download iroot app
download frameroot app
download kingo root app

download oneclick root app

sido kale waxa aad daawan karta muuqalka xaga hoose yaala qaabka appska qaar kamida loogu root gareeyo telefoonka.

3 comment on “HOW TO ROOT YOUR ANDROID DEVICE. USING AN APPLITION”

  • Mohamed March 3, 2022
    Reply

    M’y version Android is Redmi noté 9pro

    • Mohamed March 3, 2022
      Reply

      so try the above apps if they work for you, if not try our next article or video where we show how to root android apps using PC or COMPTUTER.

Write a comment