Sidee loosoo degsadaa softwareda lacagta ah si bilaash ah

Softwareada ku shaqeeya computerada badankooda waa lacag oo waxaa soosaara shirkado kashaqeeya arimaha hormarinta tiknoolajiyada sidaas oo ay tahay masugna amaanka lahaanshahooda ee softwareda ay soo saaraan, waxaana lagu sameeyaa copy ama wax loo yaqaano crack kaasoo oo usuurta gelinaysa isticmaalayaal badan in ay u isticmaalaan si bilaash ah.

Sidaas daraadeed hadii aad tahay ruux daneynaya in uu soodagsado software lacag ah si bilaash ah maqaalkaani waa kaagii ee kusoodhawow, waxaadna ogaataa isticmaalka softwares lasoo xaday in ay xadidantahay markii loo fiirso wadanka aad joogtid sababtoo ah wadamada uu sharci adag uu ka jiro ee ay qaarada yurub kow katahay waxaad kala kulmi kartaa ciqaab danbiyeed taas oo kuu horseedi karta in lagu dhigo jeelka.

Meelaha ugu caansan ee lagasoo dagsado softwareska crack ah:

1.Gegintopc

Link: https://getintopc.com/

2.Filecr

Link: https://filecr.com/en/

3.Filehippo

Link: https://filehippo.com/

Faaidada ugu weyn ee aad lakulmi kartid:

Faaidada ugu weyn ee aad lakulmi kartid waa in aad si bilaash ah ku heshid software lacag ahaa weliba adiga oo kala simanaan dhanka isticmaalka dadkii lacagta ka baxshay.

Dhibaatooyinka aad lakulmi kartid:

  • Copyright Infringement: hadii aad joogtid wadan uu sharci kajiro waxaad wajahi kartaa in lagu dacweeyo oo laguugu qabsada xuquuqda softwareka aad bilaash ku isticmaaleysid
  • Malware and Viruses: Mar waliba waa in aad diyaar unoqotaa dhibaato kaaga imaata softwareska aad soodagsatay sababtoo ah softwareda qaar waxaa ku dhex jira virus iyo malwares kuwaas oo howl gab kadhigi kara computerkaaga
  • Unreliable Sources: mar waliba waxaa ku haynaya war war oo dhanka softwareka ah sababtoo ah beri haday dhib kaaga timaado cid aad kula xisaabtami kartid majirto
  • No Official Support: Hadii aad si crack ah usoo dagsatid software waxaa meesha kabaxaya in aad wax caawinaad ah kaheshid dhanka shirkada soo saartay softwareka.

Write a comment