87AE17A5 4E74 402A BFF7 A432A804DF21

QORMADEENAN WAXA AAN KUGULA WADAAGI DOONA 5 APP OO AAD UWANAAGSAN OO AAD TO DO LIST AMA WAQTI QORSHAYN AAD U ADEEGSAN KARTID TELEFOONADA ANDROID.

Inaad waraaq ama wax lamida aad u adeegsatid inaad waxyaabaha aad rabtid inaad qabatid ku qortid waxa ka wanaagsan inaad ku qoratid digital device ama qalab electronic ah sida telefoon ama computer, waxana kamida sababaha ay uwanaagsan tahay inay leeyihiin qalabadani waxyabo aad ka badali karaysid ama features. sida inaad waqti aad ugoyn kartid waxkasta oo aad rabto, inaad wixi isku qayba dhinac isu raacin kartid iwm

1. tomorrow

THE 5 BEST TO DO LIST APPS FOR ANDROID

ma jiro app ka kooban appkan. kaliya waxa aad helaysa maanta iyo bari. wixi kale waa xasuusin(reminder). appkan muhiimada ka dambaysaa waa in aad u adeegsatid qabsashada iyo ku qorashada waxyaabaha aad rabtid inaad maalinki qabsatid sida maanta iyo bari.

maadama aanu appku lahayn daaqado badan waxa si fudud aad u ogaan kartaa waxyaabah aad qabsanayso waqtigi aad ugu talo gashay iyo waxyaabaha kale sido kale marka aad ku darsanayso task ama wax aad rabto inaad samayso waxa aad samaysan kartaa xasuusin uu ku xasuusiyo appku.

halkan kala dag: tomorrow for Android (Free)

2. Memorigi

THE 5 BEST TO DO LIST APPS FOR ANDROID0

appska featureska faraha badan ama waxayabo badan inaad samaysato kuu ogolaanaya waxa lagu yaqaana inay adag yihiin inta badan, balse appkan maaha, sido kale waa app dhanka muuqa aad usoo jiidasho badan sido kale leh inaad wax badan ka badali kartid una samayn kartid waxayabaha aad rabto inaad ku diiwan gashato ee aad rabto inaad samayso.

Dashboardku waxa uu ka kooban yahay icons midabo leh oo aad wax ka beddeli karto ama dib u habayn karto sida aad jeceshahay. Waxaad ka dhex boodi kartaa aragtiyo kala duwan oo ay ku jiraan sanduuqa-maalinta, maanta, maalmaha soo socda, iyo qaybta buug-yaraha oo aad ku sii wadi karto hawlaha la dhammaystiray. Si aad hawl cusub ugu darto, door qaybta ku habboon oo taabo astaanta lagu daray. appkan versionkiisa freega ah, waxaad jadwal u samayn kartaa hawlaha, waxaad ku dari kartaa qoraalo, waxaadna beddeli kartaa iconska iyo midabadooda.

halkan kala dag: Memorigi for Android (Free, qayb iib ahna waa uu leeyahay)

3. Tweek

THE 5 BEST TO DO LIST APPS FOR ANDROID10

appkan waxa loo diyaariyay dadka raba in ay adeegsadaan app aad ufudud oo aan lahayn options farabadan, balse kaliya fudud, waxaana uu appkan ku dhow yahay qaabka qalinka iyo waraaqda ah ee loo qorto todo listga.

appkani waxa uu udhisan yahay sida calendarka ama jadwalka bisha oo kale ah, malaha xasuusin,categories,tags iyo waxyaabo badan oo laga yaabo in adeegsan, kaliya si fudud oo dadka aan rabin optionkska faraha badan anfacaaya ayuu udhisan yahay.

Download: Tweek for Android (Free, qayb iib ahna waa uu leeyahay)

4. To-Do List

THE 5 BEST TO DO LIST APPS FOR ANDROID010

isaga oo leh magac iski isu sharaxaaya, to-do list waa app kale oo qurux badan oo lagu daro laguna abaabulo hawlo kasta oo soo socda. Ku darista hawshu waa mid fudud sida adeegsiga optionka add task iyo xulashada qayb. Waxaad ku dari kartaa taariikhda kalandarka, hawl-hoosaadyada, iyo xitaa ka dooro liiska qaab-dhismeedka hawlaha soo noqnoqda.

Appku wuxuu kuu ogolaanayaa inaad u kala soocdo hawlahaaga qaybtooda, ama aragtida kalendarka. to-do list waxa kale oo uu leeyahay dhowr mawduuc oo leh nooca bilaashka ah oo aad codsan karto si aad appka u siiso taabasho shaqsiyeed adiga oo ku daraya oo maamulaya hawlaha. Widgets-yada lagu heli karo qaabab kala duwan ayaa sidoo kale si fiican u soo kordhinaya.

halkan kala dag: To-Do List for Android (Free, qayb iib ahna waa uu leeyahay)

5. Microsoft To Do

THE 5 BEST TO DO LIST APPS FOR ANDROID510

appkan waa mid microsoft leedahay, waa app kamida kuwa ugu wanaagsan ee howlaha aad rabto lagu qorto, waxa uu adeegsanaya akoon microsoft ah oo outlook ama hotmail ah, waxa aad samayn kartaa inaad howlo soo noqnoqonaya iyo howlo ku kooban waqti aad gashato, xasuusin aad usamaysato, dhanka qaabaynta waa app aad u wanaagsan. aanad isku dayi karto.

waxkasta waxa lagu kaydinaya microsoft accountgaga, midaas oo kaa cawinaysa inad iska ilawdo in wax kaa lumaan, halka ay ku taalo my day ayaad kaga daraysa waxayabaha ad rabto inaad samayso maalinka, waxa sido kale aad dooranaysa inuu yahay important iyo in kale waxaasi. waa app runti aad u wanagsan.

halkan kala dag: Microsoft To Do for Android (Free)

One comment on “THE 5 BEST TO DO LIST APPS FOR ANDROID”

Write a comment