somalitech0.com

Mustaqbalkaaga Dhis – Baro, Kasbo, Guuleyso!

Koorsooyin dhameystiran oo kuu diyaarsan si aad xirfadahaaga u horumariso. Bilaaw safarkaaga maanta!

Courses
0 +
Active Students
0 +

The best courses you can find!

Choose different courses with different subjects all related techonology and online business

Courses
0 +
Active Students
0 +

Course Bundle

Complete Computer Basic Course Bundle

$79

$30

Baro Basics of Computer. Baro –  200+ oo cashar in ka badan oo ku saabsan basics of computer ilaa Heerka Advanced computer..

Waxa aad baran doonta in ka badan 200 oo cashar oo ku saabsan windows 10, windows 11, ms office & windows security. uma baahnid inad aqoon hore uleedahay xitaa computerka halka laga daaro ama laga damiyo si aad ubarato course-kan.

online courses
0 +
active students
0 +
instructors
0 +
certificates
0 +

Most loved courses

 

Course Categories

 

IT & Software

4 courses

Online Business

2 courses

Hacking

2 courses

Multimedia

1 courses

Web Design

2 courses

Other Courses

1 courses

Course Bundles

 

Faqs

 

Madashaan waa goob waxbarasho online ah oo bixisa koorsooyin tayo sare leh oo ku saabsan xirfadaha casriga ah sida teknoolojiyada, ganacsiga online-ka, horumarinta shaqsiga, iyo xirfado kale oo muhiim ah.

Waxaad si fudud ugu bilaabi kartaa adigoo iska diiwaangelinaya website-ka, dooranaya koorsada aad rabto, kadibna lacagta bixinaya, ama ku biiraya koorsooyinka bilaashka ah haddii ay jiraan.

Haa, dhammaan koorsooyinka waa self-paced, taasoo la macno ah inaad baran karto waqti kasta oo kugu habboon.

Haa, markaad dhameyso koorsada, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah oo aad ku dari karto CV-gaaga si aad u muujiso xirfaddaada.

Haddii aad leedahay xirfad aad dadka ku bari karto, waxaad ku biiri kartaa madalkeenna oo aad noqon kartaa bare. Riix badhanka "Noqo Bare",  ee hoos yaala kadibna buuxi foomka diiwaangelinta.

Haa, waxa jirta qayb kamida website-ka oo su'aalaha ardayda ku waydiiyan macalinka oo uu uga jawaabo, sido kale waxaad nagala soo xiriiri kartaa adigoo adeegsanaya WhatsApp, Email, ama Telegram si aan kaaga caawino su’aalahaaga.

La Wadaag Aqoontaada, Waxbar Ardayda!

Ku biir madalkeenna oo noqo bare!, Gaar kumanaan arday, abuur koorsooyin, kasbo dakhli, una samee isbeddel waxbarasho.

fdfsdfds

H4wOymEHZLcOAAAAAElFTkSuQmCC Dooro Qorshaha Kugu Habboon

Waxbarasho la heli karo qof walba!, Waxaan kuu diyaarinay saddex qorshe oo kala duwan si aad u doorato midka kuugu habboon baahiyahaaga iyo miisaaniyaddaada

one time payment.

Iibso hal koorso oo aad heli doonto si joogto ah
$ 10 one time
  • Hel koorso dhammaystiran – Mar kaliya bixi, mar walba baro
  • Shahaado rasmi ah – Hel caddeyn aqoonsi kadib dhammaystirka
  • Taageero macalin – Hel caawimaad haddii aad su'aalo qabto
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
Popular

Computer Basics

Baro xirfadda adeegsiga kombiyuutarka si dhameystiran, Laga bilaabo A ilaa Z, baro kombiyuutarka sida xirfadle
$ 12 per month
  • Baro xirfadda kombiyuutarka – Ka bilaab A ilaa Z, baro sida xirfadle
  • Shahaado rasmi ah – Hel caddeyn xirfadeed
  • Cusbooneysiinta koorsooyinka – Hel marin koorsooyin cusub oo la kordhiyo
  • Taageero gaar ah – Hel jawaab degdeg ah macalinka
  • Imtixaan dhammaystiran – Hubi heerkaaga xirfadeed
  • Hel fursado shaqo – Xirfadihiina ku shaqeyso
Popular

Somalitech +

Hel dhammaan koorsooyinka Somali Tech + kulammo Zoom oo gaar ah todobaad walba
$ 23 per month
  • Dhammaan koorsooyinka – Hel koorso kasta oo website-ka yaalla
  • Koorsooyinka mustaqbalka – Hel dhammaan koorsooyinka mustaqbalka ee la daabaco
  • Shahaado rasmi ah – Hel caddeyn xirfadeed
  • Taageero sare – Hel caawinaad macalin oo dheeraad ah
  • Kulammo Zoom todobaadle ah – Wada hadal toos ah & casharro la’iska wareysto
  • Bulsho waxbarasho oo gaar ah – Ku biir arday la mid ah si aad wax ula barato
Popular

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

✕