Mustaqbalkaaga Dhis – Baro, Kasbo, Guuleyso!
Koorsooyin dhameystiran oo kuu diyaarsan si aad xirfadahaaga u horumariso. Bilaaw safarkaaga maanta!
Courses
0
+
Active Students
0
+
Koorsooyin dhameystiran oo kuu diyaarsan si aad xirfadahaaga u horumariso. Bilaaw safarkaaga maanta!
Choose different courses with different subjects all related techonology and online business
Baro Basics of Computer. Baro –Â 200+ oo cashar in ka badan oo ku saabsan basics of computer ilaa Heerka Advanced computer..
Waxa aad baran doonta in ka badan 200 oo cashar oo ku saabsan windows 10, windows 11, ms office & windows security. uma baahnid inad aqoon hore uleedahay xitaa computerka halka laga daaro ama laga damiyo si aad ubarato course-kan.
Â
Â
4 courses
2 courses
2 courses
1 courses
2 courses
1 courses
Â
Â
Â
Madashaan waa goob waxbarasho online ah oo bixisa koorsooyin tayo sare leh oo ku saabsan xirfadaha casriga ah sida teknoolojiyada, ganacsiga online-ka, horumarinta shaqsiga, iyo xirfado kale oo muhiim ah.
Waxaad si fudud ugu bilaabi kartaa adigoo iska diiwaangelinaya website-ka, dooranaya koorsada aad rabto, kadibna lacagta bixinaya, ama ku biiraya koorsooyinka bilaashka ah haddii ay jiraan.
Haa, dhammaan koorsooyinka waa self-paced, taasoo la macno ah inaad baran karto waqti kasta oo kugu habboon.
Haa, markaad dhameyso koorsada, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah oo aad ku dari karto CV-gaaga si aad u muujiso xirfaddaada.
Haddii aad leedahay xirfad aad dadka ku bari karto, waxaad ku biiri kartaa madalkeenna oo aad noqon kartaa bare. Riix badhanka "Noqo Bare", ee hoos yaala kadibna buuxi foomka diiwaangelinta.
Haa, waxa jirta qayb kamida website-ka oo su'aalaha ardayda ku waydiiyan macalinka oo uu uga jawaabo, sido kale waxaad nagala soo xiriiri kartaa adigoo adeegsanaya WhatsApp, Email, ama Telegram si aan kaaga caawino su’aalahaaga.
Ku biir madalkeenna oo noqo bare!, Gaar kumanaan arday, abuur koorsooyin, kasbo dakhli, una samee isbeddel waxbarasho.
Dooro Qorshaha Kugu Habboon
Waxbarasho la heli karo qof walba!, Waxaan kuu diyaarinay saddex qorshe oo kala duwan si aad u doorato midka kuugu habboon baahiyahaaga iyo miisaaniyaddaada
Want to receive push notifications for all major on-site activities?