Muuqalkan waa Camtasia Studio Video Editing Full course Single Video, ama koorso dhamaystiran oo afsomali ah oo aad ku baranayso softwareka video editingka iyo screen recordingka loo adeegsado ee camtasia studio. waxa aad koorskan ku baranaysa softwareka oo dhamaystiran qaabka loo adeegsado.

versionka aynu adeegsanayno waa camtasia 2019 balse courskan si aad uraacdo waxa aad adeegsan kartaa camtasia 2019, 2020,2021 iyo 2022.

halkan kala dag applicationka: t.me/somalitech0

Write a comment