Ma jiraan fariimo aanad ubaahnayn in laguu soo diro sida kuwa xayaysiimo ama kuwo spam ah sida kuwo qof kuuso diro, Maanta waxa aan articlekan kaga bogan doona qaabka laysaga joojiyo in fariimahas laguuso diro ama laysaga joojiyo. Sido kale waxa aan kugu tusi doona sida loo ogolaado featureka spamka kaa ilaalinaya ee shirkada google ay kusoo dartay telefoonada android.

Si aad u adeegsatid featurekan ama farsamadan marka hore adeegso google message. Inta badan  telefoonada android appkan ayaa u ah appka fariimaha lagu furo balse si aad u hubisid inuu telefonkaga ku jor ka raadi google playstore google message. hadii uu kuuso muuqdo isago leh download kuuguma jiro telefonkaga ee lasoo dag, hadii uu ku yidhaahdo open ama update waa uu kuugu jira telefonkaga ee soo fur appka.

  1. soo furo appka fariimaha, kadib dooro wada hadalka qofki aad ubaahan tahay.
  2. Ka dib dooro sadexda dhibcood ee yar ee xaga sare ee telefonka kadibna dooro Details.
  3. Kadib dooro Block and report spam.
  4. Dooro Report as spam optionka ah hadii qofka aad dooratay aad umalaynayso spammer.

Tani waxa ay udiraysa comapnyga simcardkaga leh iyo google numberka aad ku eedaysay spamka, hadii aanad ubaahnayn in loo diro companyga leh simcardkaga leh  ha dooran Report as spam.

Intaas kadib kuma soo gaadhi doonan fariimo dambe oo qofka ad block garaysay leeyahya ama spam ah. Way kuuso diri karayaan fariimaha balse fariimaha ay soo diraan kama soo muuqan doonan inboxkaaga. Fariimuhu waxa ay galayaan khaanad qarsoon oo la yidhaahdo spam marka laguuso diro.

Sido kale waxa aad block garayn kartaa qof gaar ah inuu fariimo kuuso diro, xitaa hadii qofku aanu hore fariimo kuugu so dirin si aad tan u samayso

  1. So furo appka fariimaha, dooro opionka menuga ah ee sare, kadibna dooro Spam and blocked.
  2. Kasii dooro menu iconka  Blocked contacts.
  3. Kadib dooro Add A Number.
  4. Kadibna gali numberka aad rabto inad block garaysid. Doorana  Block.

Sidee block uga qaadi karaysa number aad block garaysay.

Si aad uga qaadid block waxa aad dooranaysa  menu iconka sare.  Kadibna waxa aad dooranaysa  spam and blocked. Intaas kadib waxa aad dooranaysa numberka ad ubaahan tahay inaad blockta ka qaadid waxa aanad doranaysa  unblock.

hadii aad ubaahato mustaqbalka inaad blockta ka qaadid qof aad sartay ama cid aad saartay inay fariimo kuuso dirto waxa aad samaynaysa.

marka aad joogtid wadahadalki qofkaas aad la gashay, waxa aad aadaysa main menuga

kadib waxa aad kasii dooranaysa details

kadibna waxa aad dooranaysa unblock. oo micnahedu yahay ka qaad blockta

sido kale waxa jirta wado kale oo aad block uga qaadi kartid oo aad mari kartid, waana inad samaysid

marka aad soo furato appka fariimaha messageska ah

kadib dooratid optionka sadexda dhibcood ee isa saaran e sare ama main menuga ah

kadib kasii dooratid spam & blocked

kadib waxa kuuso muuqanaya waxyaabaha aad block saartay

kadib ka aad rabtid inaad block ka qaaidid ayaad dooranaysa

kadib daaqada kuuso baxda ayaad ka dooranaysa unblock

hada waad ka qaaday blocktii!.

qaabkas fudud ayaad block ku saari karta cid kasta oo aad rabto inaanay fariimahedu kusoo gaadhin, marka aad rabton aad uga qaadi karaysa blockta. waxa aan rajaynaya inaad wax ka faaiday articlekan.

hadii aad ubaahan tahay inaad ogatid in appka messageska ee google kuugu jiro linkigan riix https://play.google.com/store/apps/details?id=com.google.android.apps.messaging

One comment on “How To Block Spam Messages Or Some One’s Messages SMS”

  • Mohamed September 7, 2022
    Reply

    Good post. I learn something new and challenging on sites I stumbleupon every day. It will always be exciting to read through content from other writers and use a little something from other sites.

Write a comment