muuqalkan waa Microsoft Word: Full Course Single Video, ama koorso dhamaystiran oo ah microsoft word. waxa intaa dheer waa free coursekani oo inaad iibsato uma baahna. ka faaidaysi wanaagsan.

koorsadan si aad uraacdo waxa aad ubahan tahay inaad computerkaga ku shubtid softwareka microsoft office gaar ahaan versionkiisa 2016 iyo wixi ka sareeya. sida 2019 iyo sido kale 2022 versionkii lasoo saaray. waxa aad ka heli karaysa linkigi aad kala dagi lahayd softwareka qaybta hoose ee muuqalka.

halkan kala dag softwareka microsoft office 2019 pro plus: https://igetintopc.com/microsoft-office-2019-professional-plus-may-2020-free-download/

Write a comment