
asc, maanta waxa aaan idin la wadaagaya qaabka termux loogu duubo telefoonkaga android si aad hackingka fudud ugu baratid telefonkaga.
ugu horayn waxa aad ubaahan tahay inaad aado playstoreka telefonkaga, kadib aad ka baadhid termux application, kadib marka ay kuso muuqato aad dooratid install sida ka muuqata sawirka hoose.


marka aad raadisid kadib dooro install
kadib marka aad install dhahdid ee ay telefonkaga ku duubanto hada dooro optionka ama buttonka open ee kuuso baxaaya marka ay telefonkaga si dhamaystiran ugu duubanto.

hada termux telefonkaga si dhamaystirna ayay ugu duubantay, articleskena soo socda ayaynu ku wadaagi dooana qaabki aad u adeegsan lahayden.mahadsanidiin
Sidee wax loogu jabsadaa termux
Waynu gaadhayna walal insha allah
Waxan Raab ina barto harka
Wax lacag ma miya loo bahayahey
Koorso ayan hada dhawan soo galinaya ethical hacking ah, midaas ayad iibsan karta walal
Macalin aad baad u mahad samtahey ilaahey hakaa jazaai . Mariyo
Adiga mudan walal